Ministry of Petroleum and Mineral Resources of the Federal Republic of Somalia

10/25/2023 | Press release | Distributed by Public on 10/25/2023 06:59

Agaasimaha Guud oo ka qeyb galay Xaflada xuska maalinka Halbeega Soomaaliyeed

Agaasimaha Guud ee wasaarada Batroolka iyo Macdanta DFS ayaa kala qayb galay Hay'ada Tayadhoorka Soomaaliyeed Xaflada xuska maalinka Halbeega Soomaaliyeed oo ku beegan 24/10/2023 iyo mida caalamka oo ku beegnayd 14/10/2023 Agaasimuhu Wuxuu ka jeediyay madasha qudbad ku aadan sida loo Koontarooli doono Tayada Shidaalka yimaada Soomaaliya iyo Wadashaqaynta Wasaarada iyo Hay'adda.

Related