Ministry of Petroleum and Mineral Resources of the Federal Republic of Somalia

07/02/2023 | Press release | Distributed by Public on 07/02/2023 02:39

Munasabada balaaran oo lagu xusayay 1-da Luulyo oo ka qabsantahay Muqdisho Stadium

Munasabada balaaran oo lagu xusayay 1-da Luulyo oo ka qabsantahay Muqdisho Stadium ayaa waxaa ka qeyb galay Shaqaalaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xumadda Federaalka Soomaaliya oo uu Horkacaayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Mudane Maxamad Xaashi Carabeey.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xassan Sheekh Maxamauud.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xassan Sheekh Maxamauud ayaa munaasabada ka jeediyay qudbad aad u qiima badan oo taabaneyso dhinacyo badan.

Xaflada ayaa kusoo dhamaatay jawi nabadeed.

Related